Madaxweyne Farmaajo “Dowlad goboleedyada waxay ku diidayeen unbay ka aqbaleen”.(Akhriso Cadeymo)

Waxaa macquul ah cinwaanka inuu ku soo jiitay ama su’aalo kugu dhaliyay si kale aan u dhigee si un aad u fahmi weysay, haa waa suuragal soo ma’ahan! Hadaba yara kaadsiimo yeelo.   Sideedaba way adag tahay in qofka waxaad ku diidaneed aad ku aqbashid adiga oo isu heysto libin la jiif inaad tahay, laakiin … Continue reading Madaxweyne Farmaajo “Dowlad goboleedyada waxay ku diidayeen unbay ka aqbaleen”.(Akhriso Cadeymo)